La isugu habeeyay taariikh
Tim Midgley iyo Alastair Carr waxa ay tilmaameen lix cashar oo ay tahay in qaybta caawimada bixisaa ay tahay inay ku darsadaan xisaabta fal cellin laga sameeyo COVID-19 oo xisaabta ku darsata xaasaasiyadda khilaafaadka.
18 September 2020Saamaynta uu dagaalka sokeeye ee Somalia uu ku yeeshay shacabku waa wax muuqda ilaa iyo maanta. Tan iyo 1991kii, inkasta oo horumar wayn laga sameeyey dhinaca maamulka, bulshadu waxa ay weli la tacaalayaan saamaynta uu kaga tegay khilaafku oo ay u dheer tahay walaacyo cusub oo amaanka laga qabo.
18 September 2020Magaalada Baydhabo oo ku taal koonfur-galbeed Somalia waxa ay soo martay xasilooni darro wayn iyo is-bedel sodonkii sanadood ee u danbeeyey. Waxa aannu kala hadalnay xubno ka tirsan bulshada Baydhabo khibradooda iyo shaqada ay hayaan si ay dib-u-dhis ugu sameeyaan bulshada burburtay oo ay u abuuraan nabad waarta.
11 September 2020