Tus dhamaan khayraadkii ugu dambeeyay

Shaandhee

Khayraad

La isugu habeeyay siday isugu haboon yihiin, ka dibna taariikhda

Tagtadii, joogtada iyo timaadada: aragtida amaanka bulshada ee Soomaaliya
Daraasada kiiska

Tagtadii, joogtada iyo timaadada: aragtida amaanka bulshada ee Soomaaliya

Saamaynta uu dagaalka sokeeye ee Somalia uu ku yeeshay shacabku waa wax muuqda ilaa iyo maanta. Tan iyo 1991kii, inkasta oo horumar wayn laga sameeyey dhinaca maamulka, bulshadu waxa ay weli la tacaalayaan saamaynta uu kaga tegay khilaafku oo ay u dheer tahay walaacyo cusub oo amaanka laga qabo.

18 September 2020